Dab-qabsaday Markab Dekadda Berbera Ku Sugnaa Iyo Masuuliyiinta Dekadaasi Oo Ku Fashilmay In Ay Bakhtiiyaan .

Filed under: Latest News |

Berbera-(Bm)-Markab xamuul oo ah kuwa xoolaha qaada oo laga leeyahay dalka suuriya oo maalmahanba ku xidhnaa duleedka Dekadda magaalada Berbera ee gobolka Saaxil  ayaa dab qabsadey maanta.

Markabkan oo Hal Qof ku dhaawacmay ayaa sada ay sheegayaan waraka naga soo gaadhaya magaalada Berbera  shuf- beelay dhamaantii ka dib markii wax bakhtiiya la waayay isla markaana ay ka gaabiyeen masuuliyiinta Dekadu in ay Damiyaan.Markab-2

Dabka qabsaday Markabkan ayaa la sheegay in uu ka dhashay Caws uu siday oo loogu talogalay in ay cunaan xoolo markabkani qaadi la’aah oo Shirkadda Indhadeero leeyahayd .

Geesta kale Maamulka Dekedda Berbera ayaa ku fashilmay dabka Qabsaday markabkan in ay damiyaan ,waxaana la sheegay in aanu Dekadda wax khasaare ahi ka soo gaadhin.

 

 

Burcomedia.com

Burco office.

Leave a Reply