Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xisbiga UCID Oo Ku Socda Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi.

Filed under: Latest News |

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID
Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Date: 31/Aug/2013

Ku: Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID ee Ku Sugan Magaalada Hargeysa Hargeysa

Ujeedo: Ogaysiin

Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddida Fullinta ee Xisbiga UCID ee Jooga Magaalada Hargeysa in ay isugu yimaadaan Shir Degdeg ah Bishu markay tahay 15/Sep/2013 oo ku beegan maalin axad ah Xafiiska Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID 9:00 Subaxnimo.

Sidaa awgeed waxa laga codsanayaa in ay waqtiga iyo balanta dhawraan Hadii alle idmo.

Wa Billaahi Tawfiiq

Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID Md, Xasan Cismaan Aadan (Sabce)

Leave a Reply