Anigoo Ah Wariye Mahad Faarax Cabdilaahi Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Geeridii Ku Timi Wariye Khadar Maxamed Cakule Aabihii Marxuum Maxamed Cakule.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Anigoo ah Wariye Mahad Faarax Cabdilaahi ,waxaan halkan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa SXB-kay Wariye Khadar Maxamed Cakule oo Aabihii Marxuum Maxamed Cakule ku geeriyooday geeriyooday magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Waxaanan Marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo ,Qoyskii ,Qaraabadii iyo Qarankii uu ka geeriyoodayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaaamin       Aaaaamin     Aaaaamin .

Leave a Reply