Balwaxan ilaa Burco Tulaayeey Kaa Yeedh Siiyay Ee Madasha Qaabtaay Kaa Yeedh Siiyay Waamaxay Madaxwayne ?.

Filed under: Latest News |

Hargaysa (BM)-Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng.Fasal Cali Waraabe  oo maanta ka hadlay qalinjabinta ardayda  jaamacada Geeska Afrika ee Somaliland ayaa waxa uu sheegay in madax waynihii dalka ay jaqaaq ka yeedhayso uu uu reer koodii leeyahay waar ha la iga qabto Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka .

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu arintaa uu madax waynuhu dalka ugu gaalaa baxayo xaalada guud ee dalka ayaa waxa uu ku tilmaamay mid uu iyaga ka ga baxsanyo oo uu ka baqaayo inay is horfadhiistaan waxaana uu yidhi sidan .

“Balwaxan ilaa burci tulaayeey kaa yeedh siiyay ee madasha qaabtaa kaa yeedh siiyay , aan isku nimaadno oo aan talo qabsano ayaanu ku nidhi oo diin teena wada tashiga ogol oo suurad dhanbaa ku soo aroortay ,waxaa la yidhi faysal shir beelayd buurabaa ,kaligaybaa markaa la I eryaday kabibaan nimanki mujaahidiinta ahaa oo mel fadhiyaa ayaan uwaramy oo waxan ka warama ayaa ku idhi,dee aynu gurmanaa layidhi, bal imika madax wayneheena waxaad waydiinaysaa ilaahbaan idinku dhaariyee”

Gudoomiye Fasayl waxa kale oo uu ka waramay wax yaabaha Xaaji Cabdi Waraabe ay u kaxaysteen ,waxaana uu yidhi Faysal sidan

“intuu lacag bixiyaya ayuu xaaji cabdi waraabe ka xeeyay ayuu ilaa salxlay soo cay ku yidhi oo ilaa booramuu gaynaaya ,caaji cabdi maala sidi uun ,xaaji cabdi iyo caaqil wax nagamadhexeeyaana inagaa siyaasiyiina oo wax inaga dhexeeyaane talada miiska dhigoo  wax baa inaga xune wexeena aan hagaajino walala ilaahbaan idinklu dhaariyee  ,hadaan hargaysa mudahaarada nidhaahno miyuu joogi waalihi inuu qarbooshe kabixi doono ,anagiibaa mu dahaaraadkii joojinla oo naga daaye leh mudahaaraadka inagu hamar manihin , isagiibaa intuu xaafadoodii tagay yidhi ka kaca , wakaa imka wasiirkii maaliyadu inoo fadhiya ilaahay cimrigiisa ahadheereeyee

Waxa kale oo uu madax waynaha ku edeeyay inay wasiirada reerkoodu ay caadaysteen inay xildhibaanada golaha wakilada marba xeer ay lacag ku doonayaan ay yidhaahdaan noo ansaiya.”

“waar mawaxaad aragteen wasiiro ay madax waynaha is ku beelyihiin oo maalin walba odhanaya baarlamaan iigu dalaca lacagta  cashuurta , soo marinmaayaa wasiirkii laaha ,kiidiyaaradahaa yidhi todobaatan iyo toban meela iigu dara ,kii madax tooyadaa yidhi  xoolaha iyo baabuurta iigu dara waxa ni socon mayso , nagana noogu hanjabimaayo inuu yidhaahdo waan soo xidh xidhayaa niman isa soo urursaday , ma anaguu na xidhi karaa  abuubi sideetan jirbuuba waa laga wanaagsanyahaan leehayay , talo ayaynu iskugu imanaynaa   walaal dalkeenana waa ilaashanaynaa , cali mahidi iyo xasan sheikh waxay wali inoo qabaan inaan iska imanayno ,dadaalkeena iyo juhdigeena ,dadaalkeena iyo qarankeena macadam”..

 

Burcomedia.com

Hargeysa.

Leave a Reply