Boqor Buurmadow Oo Heshiisyo Tafatiraha Waagacusub iyo Xawaalada Dahabshiil + Xukuumada Siilaanyo

Filed under: Latest News |

Waxaa magaalada Kampala ee dalka Ugandha ku kulmay masuuliyii uu ugu horeeyo Boqor Buurmadow ayaa waxa uu ku wadaa Tafitiraha Waagacusub Daahir Calasow magaalada Hargeysa si uu ula kulmo xukuumada somaliland + xawaalada dahabshiil  .

Waxaana laga yaaban yahay niman loo haystay inay mucaarid yihiin oo xukuumadda eedaymo usoo jeedin jiray halka ay ku danbeeyeey sida  Abdifitah Ahmed Said oo isku magacaabo inuu ahaa safiirka somaliland ee dalka Ireland , iyadoo la ogsoonyahan xidhiidhka abfitafaah iyo xukuumaddau halkay kala joogeen ayaa hadana oo isna waqtiyadan danbe ay xukuumaddu sida la sheegayo hoos ula hadashay waxaanuu safar ku joogay somaliland  , hadaba mayara sakhsiyaadka hoos loola hadlay sida Boqor Boormadow iyo Cabdifataax .

Shabakada Waagacusub uu tafatiraha ka yahay Daahir Calasow oo sidaan lawada socono inta badan ku kacsan xawaalada dahabshiil iyo xukuumadda siilaanyo ayaa sida war uu qoray laga dhadhansanayaa in Daahir Calasow sheegay lawada hadalsiin doono xawaalada dahabshiil + Xukuumada siilaanyo oo isku duban waxaana dilaal ka ah  Boqor Boormadow iyo Cabdifataax, ee nala daawada sawirkan hoose.

Untitled

Leave a Reply