Fadeexada Hadhaysay Madaarka Hargeysa oo Noqotay Hal bacaad Lagu Lisay

Filed under: Latest News |

Xukumada Somaliland oo ku fashilantay dib u dhiska Madarka Hargeysa iyo lacagtii ku baxday Madaarka oo noqotay Hal bacaad lagu lisay iyadoo Madaxwayne Siilanyo looga fadhiyo Badhitaan inuu ku sameeyo Fadeexadan oo u baahan in la ogaado halka ay martay 4.5 Milyan dollars oo galay Madarka Casimada ee Cigaal oo Wasiirka Duulistu Masuul ka ahaa Warbixin dhinacyo badan tabanaysa halkan daawo .

Leave a Reply