Halkan Ka Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Burco U Yimi In Uu Shahaadooyin Gudoonsiiyo Arday Ka Qalinjabiyay Qaar Ka Mid Ah Jaamacada Burco.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hugaaminaayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Madaxweynaha iyo waftigiisan ayaa magaalada Burco u yimi in ay shahaadooyin ku doonsiiyaan arday ka qalinjabisay qaar ka mid ah Jaamacada Burco warkaasi oo dhamaystiran halkan ka daawo.

Leave a Reply