Hambalyo Ku Socota Axmed Cabdilaahi Maxamed Iyo Samiira Cali Cabdi Oo Gabadhi Ugu Dhalatay Magaalada Burco.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Mahad Faarax C\laahi  ,C\salaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase) ,Maxamed Ibraahim Xasan (Biritish),Bashiir Ibraahim Qayir , Mustafe Cismaan C\raxmaan ,Kayse Axmed Digaale ,Maxamuud Maxamed Suudi (Maxamuud-cade),Bashiir Suudi Xirsi  , C/kariin Ibraahim Axmed  ,Dr. Maxamuud X. Cawil Khuurshe ,Xuseen C/laahi Xuseen  (Girgire) , Maxamed C/laahi Nuur ,Barwaaqo Cismaan Faarax ,C/fataax Rashiid Maxamed (Arsinaal) Axmed Siciid Xasan , ,Axmed Cali Jaamac ,Maxamed Cali (Cadho) ,Axmed Siciid X. Cabdi  ,Maxamuud Jaamac Aadan ,Cabdi Samad Yuusuf Kaahin  ,Maxamed (Dhigane) ,C/raxmaan Xasan Daa’uud ,Barre Faarax C/laahi  ,Jaamac C/laahi Kudhaace  , Khadar Cilmi Kaahin .

dhamaan dadkaasi oo waxay Hambalyo Faraxdel u dirayaan Axmed Cabdilaahi Maxamed iyo Marwadiisa Samiira Cali Cabdi oo Gabadhi ugu dhalatay magaalada Burco ,Gabartaasi oo loo bixiyay Najma Axmed Cabdilaahi ,waxaaney leeyihiin Najmay soo barbaar oo noqo tii dadkeeda iyo diinteedaba anfacda.

AAAAAAAAAAAmin.   AAAAAAAAAmin.   AAAAAAAAAAmin.

Leave a Reply