Maayarka Berbera wuxuu noqday dayax dhacay iyo dabayl xaggaa,dadkii reer Berbera By Enj. Mataan

Filed under: Articles-Maqaallo |

AAYIRKA BERBERA CABDISHUKUUR CIDIN, WUXUU KANOQDAY DAYAXDHACAY IYO DABAYL XAGAA, DADKII REER BERBERA, DUUFAN UDIGAROGTAY DULMIGA DADKIISA LAGUHAYO OO KUBIIRAY DOOXATO DANYARTA DHIIGODA DURDUURTAY.

 

cidin

 

Waxaan salaamaya shicibka reer Somaliland ee xalaasha ah.

 

Waxaan dareensanahay in maata aytacsi ufadhiyaan reer berbera iyo intii taqaanay ina Cidinba, marnaba kumatashan ina Cidin ayaa dooxatada dadkiisa iyo dalkiisaba sidaan ogahay ugashay ayuu kubiiri, waxaanu kubalan furi umadii reer berbera ee halkaa keentay oo uukaraacay cadawga dadka iyo dalkaba. Waxaan kutalinlaha nin dhintay kabihiisa dhaantee inaad kaxayuubisaan Maayirnimada, haduu isagu iskadhigiwaayo oo aanu foodkiini iyo xaqiinii ku iibsan qudhmiye eed kalahadhaan, una badheedhaan sidadnimo kujirto. Waana laydinku eegaya damiirkiina reer berberow, hadaad taakadiiri-weydaan dumarkaa laydinka kaxaysan.

 

 

 

By: eng, Mataan xaaji cabdi.

libaaxahawd@hotmail.co.uk

Leave a Reply