Musuqmasuqa xukuumada Siilaanyo waa mashruucii Faanoole Farii Kama Qodna‏ By Cantar Xasan.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Waxan marka hore sii gaar ah uu salamay saxaafada xorta ah dhamaantood waxan ki xigsiinaya dhamaan akhriistaysha  inta ta markan kaga baxo

Waxayinu ka hadalii doona wixii malmahan uu danbeyaay ee ku sabsan musuqmasuqa xadka ka baxay ee xukuumada silaanyo iyo waliba halka wax marayaan  ,somalidu waxay ku maahmahada meyd keeba uu danbeyay ka la sii siido hadaba musuqmasuq keeba uu danbeyay weyaan kii madarka jawaabatu waa ta ayinu yara galano taa .dowlda kuwayt waxay inoogu deeqaday lacag gaadheeyisa ila 10 milayan oo dollar waxan lacagta logu talo galay madarada ay ka mid yihiin ka hargeysa iyo ka berbera waxan muhiimda kowad la siyaay kana hargeysa balse waxay taasi noqotay hal bacaad lagu liisay iyado aay ka so baxaday fadeexadii abiid ugu xumeyid ee somaliland so marta hadaba waxa iyana ta barbar socota bixiid GENAL ENRGY oo iyan ka cabtaya amaan daroo aan somaliland loga baraan lagana aqoon basle xukuumada immika jirta ay caado uu noqotay amaanii daro mudadii 3 sano ahayd ee ay dalka xukuumeysay , xukuumada maanta talda hayisa ee Kulmiye hogaamiye na uu yahay axmed silaanyo waxa is weydiin mudan maxay noqotay masharuuci faanoole waa magac maqalka balse taa waxa jawab uu ah waxay ku noqotay mashruuci Faanoole in xukuumada Silaanyo shaqada ay ku shaqeyisa tahayiiba musuqmasuq  aan xad lahayiin tusale ahaan marka ayinu eggano awoodaha xadka ka baxasan ee sida wasiirka madaxtoyadu uu istciimaalo oo ay ka mida tahay dhawan marku tagay golaha waakiilada wuxuu ka hadalay dhawr arriimood oo kala ah kuwaa hoose ku qoraan

 

 

A) caashuuradka sida korhdiinta )shaqdii wasaarada maaliyada

 

B)ariimaha xoolaha )shaqdii wassarada xanaanad xoolaha

 

C)arrimaha gudaha iyo nabadgeliyada)shaqadii  wasarda arriimaha gudaha

 

C)arrimaha ciidaanka )shaqadii wasaaradii gaashaandhiga

 

D)awoodii madaxtooyada )shaqadii madaxweyne ku xigeenka

 

 

waxaasii oo dhamii waa musuqsamuqa jira iyo waliba ku tagari fal aan xad lahayiin waxa inta dheer shirkada GENEL ENRGY oo ku shaqeyisa suuq madow oo aan la xalalayiin ama la horgeeyin barlamanka dalka ka jira  waxa iyan hor socota shaqalaha dalka ka shaqeya oo qof waliba halkiisa awood buuxada ku hayisto wax control sameeyan aanuu jiriin ileen xukuumada ayaa ah baa shaqadeda kowaad ama muhiimaded kowada musuqmasuq waxan marka leeyahay wali fari kama qodna faanoole oo immika ba waa ta la arkayo iyo wax walba lagu istciimaalayo musuqmasuq aan xad lahaayiin oo xata dalkii wixii keydka uu ah suuq madow lagaga iibiinayo shirkaado ajaaniib ah iyo dad mafiya ah oo waxa ku shaqeyista, mar maanta madaxweyne silaanyo booqasho ku tagay berbera siina maray xerda ciidaanka dararweyne uu halka ka akhriiyay khudubad uu kaga hadalyay waxa uu sheegay wuxuu qabtay kaga hadalay fadeexadahan uu danbeyay ee xukuumadiisa hadheeyaay balse uu ku sheegay been aan waxba ka jiriin taasii oo marag uu ah in silaanyo raali ku yahay wixii musuqmasuq ah ee dalkan ka jira iyo maamuul xumaanta dalku ku soocdo waxa see shacabka loga bahanyahay in ay jawaab ka bixiiyaan  mashruucan faanoole ee aan dhamaanayiin ila xukuumada la iska qabato

 

 

W/Q Cantar Kidar Cune

(cantarkidaarcune@outlook.com)

Vasmintalnd

Sweden

Leave a Reply