Somaliland: Imtixaankii Shahaadiga Dugsiyadda Dhexe Iyo Sare Oo La Shaaciyay Iyo Magacyadda Ardayda Ugu Saraysa.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Xafiiska Imtaxaanaadka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada imtaxaanaadka Fasallada 4-aad iyo 8-aad,waxaa kale oo lagu dhawaaqay kala saraynta natiijada,Ku dhawaaqista natiijadan oo uu warbaahinta u akhriyay guddoomiyaha gudida Imtixaanka Daa,uud Axmed Faarax ayaa u dhignayd sida tan .

 

 SOS HG                Cabdisamad Suleymaan Xasan Maxamed  Science 716

2.     SOS HG    Cabdifataax Cabdi Muuse Maxamed  Science  713

3.     Noradin 1 Hoodo Adan Muuse Cajab            =   707

4.     Noradin 1 Mustafe Sayid Jaamac Warsame  = 691

 

5.     SOS HG Maxamed Abdi Ibrahim Abdile        =  690

6.     Noradin 1 Asia Maxamed Ayuub Xasan       = 688

 

7.     SOS HG  Abdifatah Muuse Adan Ubahle      = 686

8.     SOS HG Abdisalan Sa,ad Saed Mahomed    = 683

9.     SOS HG Sa?eed Khadar Abdiweli Aw saciid   = 682

10 SOS HG Ayanle Cabdilaahi Ali Cilmi               = 681

Dhinaca kale Fasaladda 8-aad ee dugsiyadda hoose dhexe ayaa waxa ugu sareeyay dalka oo dhan 10-kan arday.

1-Hoodo Khadar Jees Aadan oo ka socotay Iimaamu shaafici Maroodi jeex 617

2-Hibaaq Jaamac Omar Ahmed oo ka socotay Noradin Ee Maroodi Jeex      616

3-Yaxye Cabdi Cali Axmed Oo ka socday Alkhayr ee Maroodi jeex                615

4-Bashiir Cabdi Daahir Cilmi oo ka socday Qudhac dheer Maroodi jeex          613

5-amaal khaddar Abdi Aden oo ka socotay imaamushafici M.Jeex  608

6-Siciid Adan Abokor Awad oo ka socday SMART Togdheer   607

6-balqiis Maxamed Cabdi ahmed oo ka socotay Tomorrow M. jeex 607

8- Axlaam Cabdirisaaq Axmed Maxamed oo ka socotay Tomorrow 606

9-Mustafe Abdilahi Dahir Du?ale oo Ka socday Alkhayr M. Jeex   605

10-Nimco Qorane Maxamed Abdilahi  Oo ka socotay Laanta Hawada 604

10- Sakariye Maxamed Cabdi Ali oo ka socday Geeska Afrika T-dheer 604.

 

Burcomeda.com

Burco Office.

 

Leave a Reply