Halkan Ka Daawo: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Ka Qaybgalay Madal Lagaga Hadlaayay Tahriibka Xili Ay Xoogaysatay Mudadii Siilaanyo.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Xubno Wasiiro ah oo  ka tirsan Xukuumadda Axmed Siilaanyo ayaa ka qaybgalay Kulan waxyigalin ah oo lagaga hadlaayay ka hortaga tahriibka oo ka dhacay magaalada Burco.

Wasiiradan oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Shaqadda iyo Wasiirka Wasaaradda qorshaynta ayaa kulankaasi kaga warbixiyay safarkooda iyo dhibaatooyinka tahriibku leeyahay .Warkaasi oo dhamaystiran ka Daawo halkan Hoose.

Geesta kale safarkan wasiiradda ayaa ku soo beegmay wakhti ay laban laabatay tahriibka dhalinyaradda Somaliland oo Xukuumadda talada haysaa ku fashilantay in ay shaqo abuur u samayaso ,dhalinyarada si loo xakameeyo aafadan.

Waaxana ka mid ah meelaha tahriibaka xoogani ka jiro magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer iyo waliba gobolada bari ee Somaliland.

 

Burcomedia.com

Burco Office.

Leave a Reply