Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qoyskii ,Qaraabadii Iyo Qarankii Uu Ka Baxay Wariye Maxamed Maxamuud Timacade .

Filed under: Articles-Maqaallo |

Dhamaan bahda warbaahinta ee gobolka  togdheer ,ayaa maanta kulan ay iskugu yimaadeen Tacsi tiiraanayo leh u diray qoyskii iyo qarabadii iyo shacabkii soomaaliyeeed ee uu ka geeryooday Alle hawnaxariistii Wariye  Maxamed Maxamuud Tima cade oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib markii ay khamiistii dablay hubaysani ay ku toogteen degmada wadajir .

Alle ha u naxariiste Wariye Maxamed Maxamuud tima cade ayaa saxafiyyinta gobolka togdheer ilaahay uga baryeen in uu naxariistiii jano uu ka baraabiyo islA markaana waxay ugu baaqeen  xukumada soomaaliya in ay si deg deg ah  u soo qabato cida Wariyaha dishay si sharciga loo horgeeyo.

Magacyadda Suxufiyiinta Tacsida diray

 

  1. Mahd Faaarax C/laahi
  2. yaasiin cawil xaaji cali
  3. maxamed cali boodhle
  4. cabdimaalig muuse coldoon
  5. maxamed siciid gaaxnuug
  6. kayse axmed digaale
  7. maxamed cawad maxamed
  8. basher ibraahin qayr
  9. c/salaan ilka case

10.baashe c/laahi aadan

11.mustafe cismaan{mustafe teacher}

12. maxamed saalax cawaalle {ducaale}

Leave a Reply