Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Magacaabay Xil Cusub Oo Xisbiga Ka Banaanaa.

Filed under: Latest News |

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markii ay u soo jeediyeen Xisbiyiinta iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Qaarada Australia in loo Magacaabo Gudoomiyihii Hore ee Qaarada Australia Md, Mustafe Axmed Sh. Cali Cismaan Xoghaye Ku Xigeenka Warfaafinta ee Xisbiga UCID wuu ka aqbalay soo jeedintaas Xilkaa ku Xigeenkana wuu u Magacaabay. 

 

Magacaabis  Xil Xisbiga UCID

Xarunta Dhexe ee Xisbiga

JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                             REPUBLIC OF SOMALILAND

ucid

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                      UCID                                                                                                                                          Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

REF /UCID /933/ 2013                                                                             Date: 28/10/2013

 

Ujeedo: Xil Magacaabis

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markii ay u soo jeediyeen Xisbiyiinta iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Qaarada Australia in loo Magacaabo Gudoomiyihii Hore ee Qaarada Australia Md, Mustafe Axmed Sh. Cali Cismaan Xoghaye Ku Xigeenka Warfaafinta ee Xisbiga UCID wuu ka aqbalay soo jeedintaas Xilkaa ku Xigeenkana wuu u Magacaabay. 

Sidaa awgeed waxa la faray in hawshiisa si dhakhso ah u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.

waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu  u fuduudeeyo xilka  loo dhiibay.

 

ALLA                         MAHAD                       LEH

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng Faysal Cali Waraabe________________________

 

 

Leave a Reply