Halkan Ka Akhriso :Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye Ee Qalinka Lagu Duugay.

Filed under: Latest News |

Burco-(BM-)- Gudiga fulinta Xisbi Xaakimka Kulmiye  ayaa ansaxiyay qaar ka mid ah Gudiga Qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo dhawaan la qaban-doono isla markaana fooshiisii taagantahay .

Waxaaney magacyadoodu kala yihiin sida tan hoos ku xusan .

 

 

Xildhibaan saleebaan bukhaari

Xidlhibaan maxamed jaamac cabdi

Xildhibaan Cali gebilay

Xildhibaan Maxamed Jaamac warfaa

xildhibaan ibraahin Kacaan

xildhibaan Saciid Cilmi Rooble

Xildhibaan maxamed Axmed Obsiiye

xildhibaan Cabdiraxmaan dheere

Xasan Gaafaadhi

cabdii giire

Sahal Maxamed jaamac

Cabdirisaaq Waberi Rooble

Xasan Mawliid

Mustafe Faarax Dhoore

Amal X.Miisan

Cumar dixood

Faarax Xadhigle

Wasiir Cismaan Garaad soofe

Abiibakar Xaamud Jibriil

Yuusuf Maxamed Guruuje

Farax Faarax Cali

Amina Yusuf Aar

Ibraahin Cawke

maxamuud axmed saalax

Yaasiin Maxamuud cabdi

Cabdiraxmaan maxamuud caraale

Fu’aad maxamed cumar.

 

Burcomedia.com

Burco Somaliland.

 

Leave a Reply