Halkan Ka Daawo: Mujaahidiinta SNM Ee Gobolka Togdheer Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Shuhaadada SNM.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Mujaahidiin ka tirsan ururkii SNM gaar;ahaan gobolka Togdheer iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ka qaybgalay xuska maalinta Shuhaadada SNM oo lagu xusay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Munaasibad loo sameeyay Xuska maalintan oo maanta ku beegnayd ayaa ducooyin loogu jeediyay Mujaahidiintii Naftooda u huray Madax-banaanida Somaliland kuwii dhintay iyo kuwa nool-ba warkaasi oo dhamaystiran halkan ka Daawo.

 

 

 

Burcomedia.com

Burco Office.

Leave a Reply