Halkan Ka Daawo :Suldaan Reer Burco Ah Oo Xukuumadda Siilaanyo Dusha U Saaray Tahriibta Dhalinyaradda Somaliland Dhaleecayna U Jeediyay.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)Suldaan Maxamed Muuse Faarax Dayr oo ka mid ah salaadiinta gobolka Togdheer ayaa shaaca ka qaaday Tahriibtu in aaney istaagaynin ,ilamaa iyo inta uu Siilaanyo ku fadhiyo Kursiga Madaxtinimadda Somaliland.

Sidoo kale Suldaanka ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay cadaalad-darada iyo Qabyaaladda joogtada ah ee aafaysay  Siilaanyo isla markaana waxa uu u jeediyay dig-niino kala duwan.

Warkaasi oo dhamaystiran ka Daawo Halkan Hoose.

 

 

 

Burcomedia.com

Burco Office.

Leave a Reply