Halkan Ka Daawo: Wafti Ka Socda Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Qiimaynaaya Bilicda Magaalooyinka Somaliland Oo Burco Yimi Iyo Aragtidii Ay Ka Bixiyeen.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Masuuliyiin Enjineero ah oo ka socday Ismaamulka Somalida  Itoobiya ayaa safar shaqo oo ay ku qiimaynayaan Belicda magaalooyinka Somaliland ku yimi magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Waftigan ayaa waxa magaalada Burco ku soo dhaweeyay masuuliyiinta Dawladda Hoose ,kuwaasi oo ku soo wareejiyay qaybha ay magaaladaasi ka koobantahay ,warkaasi oo dhamaystiran ka Daawo Halkan.

 

 

 

 

Burcomedia.com

Burco Office.

Leave a Reply