Halkan Ka Daawo: Wafti Ka Socda Jaamacadda Banaadir Oo Jaamacadda Burco Booqasho Ku Yimi Iyo Warar Dheeriya Oo Ku Saabsan.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)–Wafti ka socda Jaamacadda Banaadir oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho ayaa booqasho ku yimi Jaamacadda Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Waftigan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Jaamacadda Burco ,waxaanu safarkoodani qayb ka ahaa Safaro ay Jaamacadaha Somaliland ku marayeen ,warkaasi oo dhamaystiran Halkan Hoose Ka Daawo.

 

 

Burcomedia.com

Burco Office.

Leave a Reply