Halkan Ka Daawo : Xogo Dheeriya Oo Ku Saabsan Hawlgaladii Ciidamadda Amnigu Ka Wadeen Gudaha Magaalada Burco Iyo Nawaaxigeeda.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)Xogo dheeriya ayaa ka soo baxay hawlgalo xidhiidh ah oo ay Ciidamadda amniga gobolka Togdheer ka wadeen 48-saacadood ee u danbeeyay gudaha magaalada Burco iyo nawaaxigeeda.

Hawlgaladdan oo lagu qabqabtay tiro dad ah halka ay kuwo kale-na baxsadeen ayaa waxa sharaxaad dheeriya ka bixiyay Taliyaha Qaybta Booliska Burco ,warkaasi oo dhamaystirana ka Daawo Halkan Hoose.

 

 

Burcomedia.com

Burco Office.