Horumar Iyo Dib U Dhac, Wixii Somaliland Ka Dhacay, Saddexdii Sano, Ee Ugu Danbeeyay. Warbixin Xaasaasi Ah.

Filed under: Latest News |

>Wariyaha Tv Horn Cable Tv ee Maxamed Tiriig ayaa waxaa uu socdaal dhawaan ku garay Somaliland waxaana uu halkaasi ka soo diyaariyay Barnamij ay aad ula dhaceen Kumanan ka tirsan Shacabka Somaliland oo ku kala nool gudaha iyo dibada Somaliland.

 

Wariye tiriig oo ah Wariye Xirfad sare u leh sodiyaarinta Barnamijyada Ceynkan oo kala ah ayaa inta uu barnamijkiisa tabinayay waxaa uu diirada ku saray Hormarada iyo dib u dhacyadii somaliland ay samaysay sadexdii sano ee la soo dhafay.

 

Wariyaha ayaa waxaa uu Barnamijkiisa si fog ugu sii egaya Isbadalada ku yimid Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer halkaas oo ahayd Magaaladi uu wararka ka soo tabinjiray sadex sano ka hor.

 

Hadaba Dawadeyaal aan idin kale baxo adinka iyo Wariye Maxamed Tiriig iyo Barnamijkiisi Hormarada iyo dib u dhacyada Somaliland sadexdi sano ee ugu danbeyay.

 

HALKAN KA DAAWO

Leave a Reply