Liiska Magacyadda Gudiga Qaban-qaabadda Shirweynaha Xisbiga Kulmiye.

Filed under: Latest News |

Hargeisa-(BM)-Guddoomiyaha  xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  iyo madaxweyne  Siilanyo  oo khilaaf xaga gudiga qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye ka dhex-aloosnaa ayaa la sheegay inay isla qaateen  liiska xubnaha gudiga qabanqaabada shirweynaha Kulmiye inkastoo dhawr xubnood laysla qaatey in la bedelo.

Liiska Xubnaha Guddida qabqaabada shirweynaha Kulmiye  ilaa hadda magacyadooda warbaahintu heshay ayaa waxaa ka mid ah:-

1-Faarax Xadhigle

2-Xildhibaan Saleebaan Bukhaari

3-Xildhibaan Saciid Cilmi Rooble

4-Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi

5-Xildhibaan Ibraahin Kacaan

6-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere

7-Mustafe Faarax Dhoore

8-Cumar Dixood

9-Xasan Gaafaadhi

10-Cabdi Giire

11-Axmed Xuseen oomane

12-Abuubkar Xaamud Jibriil

13-xildhibaan Maxamuud Jaamac warfaa

14-Xildhibaan maxamuud Axmed obsiiye

Geesta kale xubnaha laysla qaatay in la bedelo ayaan wali bedelkooda iyo cida lagu bedelay  aan magacyadoodu wali soo bixin.

 

Muuse-BiixiSiilaar

 

Burcomedia.com

Leave a Reply