Maayar Cabdishakur Cidin Ma Ucid-baa Mise Waa Kumiye? By Cabdikariim Cabdilaahi.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Marka Hore Waxan salamayaa guud again shacabka somailand meel kasta oo ay joogan .gar ahaan bulshada gobolka saaxil sidokale waxan salamaya saxafada madaxbanaan oo hadh iyo habeen u heelan siday shacabkoda ugu soo gudbin lahayeen dhacdooyinka dhabta ah ee ku  qotoma xaqiqoyinka jira  dalka iyo dibadisaba.

Inta hadi an halkaa ku soo dhaafo, an uu gudubo dulucda maqalkeygan an ugu  magacadarey  Mayor cabdishakur cidin ma ucidba mise waa kulmiye !!!!!

 

Haddaba hadi la  isku dayo jawabta dadbadani qabaan In anuu cadeyn mawqifkiisa rasmiga ah ee mayor cabdishakur cidin   In u xisbiga ucid kamid yahey ama   xisbiga kulmiye ka mid yahey.

Marka ay nu dib uu jaleecno Khudbadi uu mayor cabdishakur cidin ka jeediyey Munasibadi kulmiye   uu qabtey ee uu ku cadeyn kari wayey mawqifkisa rasmiga ah waxa ka muqatey Inanu ka bixin xisbiga ucid isla markan anuu ku birin xisbiga kulmiye taaso oo an loga baran siyasiyiinta Somaliland jago kasta oo ay tagan yihin  iyo meel walba oo ay jogaan  isla markan anu distorka iyo qawaninta dalka uu yala anuu ogaleyn in siyasigu inu ka tirsanado laba xibsi iyo wixi ka badan tona.

 

Dhanka   kale warasysi uu habeen dhaweyd siyey qaar ka mida warbahinta ayuu gebi ahaanba ku beeniyey Mayorka magalada berbera MudaneCabdishakur cidin Inuu anu ku birin xisbiga talada dalka haye ee kulmiye isagoo ku adkeystey in uu xubin ka yahey xisbiga mucaridka ah ee ucid.

Taaso markale amakak   iyo layaab ku noqotey bulshada degmada berbera iyo gudahaanba dadweynaha reer Somaliland waxaney dadbadani ku sababeyeen hadaladaas iska hor imaadka ee ka soo yeedhaya Mayarka magalada berbera     iney ka mid yihin qodobad hoos ku qoran.

 

  • In uu culeys badani ka yimi dacwada ay ku soo  oogeen xisbiga Ucid.

 

  • In habayaratee siyasada ka araden yahay Mayor abdishakur Cidin Madama ay tahey marki uu horeyse xil nocaan uu qabto qaranka Somaliland

 

 

  • In marki hore ee uu sheegay inuu kulmiye ku biiray aanuu daacad ka aheyn balse culeys dhanka xukumada ka yimid ay ku kaliftay.

 

  • In kulmiye laftigisu uu malegayo sidi uu Mayarka Cabdishakur cidin ugu sameynlahaa argoosi siyasadeysan isla markana uu malegeyo inuu ka tuuro mayarka iyo xubinimada xildhibanimaba   ileen kulmiye oo ah xisbiga xakim isla markan ilalinaya shurucda dalka  lana socda    xeer 14.

Oo   shegaya in uu xildhibaanku anu ka bixikarin xisbigisa ila  mudo xiledkisa ay ka hadhsan tahey lix bilood.isla markana la ansixiyey 2011.

 

Intaas hadeynu ku dhaafno hadalada ka soo yeedhaya Mayarka waxey ahayeen  kuwo todobaadki aynu soo dhaafnay la isla dhexmarayey magaalooyinka waa weyn ee dalka,waxayna arinta maayarku u eegtahay inuu labada dhanba seegay oo uu   (Ucidna seegay Kulmiyanaseegay)

isla markana cidla taagan yahey .

 

Abdikarim Abdilahi Ismail(Rigax)

Email:rigaax44@hotmail.com

Tell:0634416962

Leave a Reply