Warsaxafadeed: Xisbiga Ucid Oo Si Weyn U Cambaareeyay Falkii La Doonaayay In Lagu Khaarajiyo Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Waxaanu aad iyo aad U Canbaareynaynaa Falkii Foosha Xumaa Ee Xaley Lagula Kacay Xidhiban Maxamed Farax Qabile

Kaas Oo ahaa Xaley Abaaro 7:05 Pm in Xaafada Jig Jiga Yar Laysku Dayo in Lagu Khaarajiyo Dil Qorsheysan,Falkaas Oo uu Geystey Nin ka Mid ah Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sita Darajada Kabtanka uu  ugu Yaraan Sadex Xabadood Oo RASAAS ah Ku Ridey Balse ilaahey Ka Nabad Galiyey

JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                 REPUBLIC OF SOMALILAND

ucid     

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                           {UCID}                                                                                                                                                                                 Justice and Welfare Party    

Ref/UCID/939/2013                                                                                                Date: 22/10/2013

 

 

WAR SAXAAFADEED

 HARGEYSA

UJeedo/Canbaareyn (Isku Day Dil Xildh Maxamed Farax Qabile)

Waxaanu aad iyo aad U Canbaareynaynaa Falkii Foosha Xumaa Ee Xaley Lagula Kacay Xidhiban Maxamed Farax Qabile

Kaas Oo ahaa Xaley Abaaro 7:05 Pm in Xaafada Jig Jiga Yar Laysku Dayo in Lagu Khaarajiyo Dil Qorsheysan,Falkaas Oo uu Geystey Nin ka Mid ah Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sita Darajada Kabtanka uu  ugu Yaraan Sadex Xabadood Oo RASAAS ah Ku Ridey Balse ilaahey Ka Nabad Galiyey

Hadaba Xisbiga Ucid Waxaa uu Cod dheer iyo Cod gaabanba Ku Canbaareynayaa Dhacdadaa Foosha Xun Ee Ugubka ah Isla Markaana Arxan Darada ah Ee Ceebta Ku ah Qaranka Somaliland (in La Bar tilmaameedsado Madaxda Qaranka Somalliland )

Ugu Danbeyntii Waxaa uu Xisbiga Ucid Ugu Baaqayaa Xukuumada Talada Haysa iyo Haayadaha Amniga Qaabilsanba in Si Deg Deg Ah Loo Soo Qabto Ninkii Falkaa Geystey  iyo Cidii Ka Danbeysayba,Si aaney U noqon Wado Furan Oo Madaxda Qaranka Lagu Bartilmaameedsanayo

New Picture (1)

Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid

Md Yusuf Keyse Alaahi

________________________

ALaa  Mahad Leh

 

Leave a Reply