Badhasaa-badii Laysku Badalay Gobol Kasataba Wuu Haysta Ninkii Loo Badalaye Reer Burco Maxay Ka Uriyeen Mujaahid Xamarji jawab Suldan Cune iyo Reer Burco.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Maha  markii kowaad iyo labaad toon  2wiig baa ka soo wareegay markii rag odayli

xalka ka bixiyeen  golihii daganka ee cunsuriyda qabyaldaysan  kula kacay mujahid

xamrje .
waykan yidhi ,waligay man arag sulaad nin raga ugu mah maha  inanta rajda ah dhidhibso

 

ma taqan ,kasii maha Afkii suldan lagu yaqanay ,ee malaha waa suldan bararkii qabyalada

ku dhisnaa . ee kaligii isku cano shubay ,iskuna  cumamaday

Suldaan  waxaad sheegatay in anu ku doran xamrje.  waa ruun oo isku reer ma ihidin suldana

reer baa  dorta ,waxanan la yabanhay  oo aad ugu naxsanahay cida suldaan ku cumamaday

wayo suldaan ,milgiihisii kama muqdo ,Afsomalina inaad sabool ka tahay baa cad ,

wana  waxa ugu liita inad afka aad u dhalatay  ka caydhodo .Hadii aad sulad saxa tahay

waxaad  ku qanci lahay ragii xaalka siyay ,lakiin waa laga reebay sidan shekada  ku hayo

waxan  tacsi u diraya  ciidii ku cumamaday hadiiba jiraan

taa halka hadaan ku dhaafo

Waxayar  aan kaga  waramo tariikhada xamrje , Xamarje waa mujahid caruurnimo ku talabay

isgoo ah 15jir  dalkana  naftisa u huray walina ku sii yalaan  rasastii  faqashtu ,hadii anay isga

iyo kumayal da,disa ahi talabiib oo Sland ahi.Manta suladan mad ahateen .lamanad muranten  ee faqash

baa madaxa kaga tag nan lahayd

waa ninkii isku dhigay rasastii maliintii silaayo  ay ku ridayeen xisbigii Udub  gacanta hayay

Dib u dawo  videogii la ga dubay malintaa .

Xamarje waa ninka  An wali wax jawaba ka bixiin waxaa reer burco  wadaan ,tasana ku

cadaynaysa  raga nimadisa  iyo shaqsiyadisa ,halka reer burco gole dagan ,sulad ay wada

hadlayaan

 

REEr burco  ma  ka dhaqaan baa inay cunsuriyadeyan  badhesabka loo badalo .Ilaayn gobol

kasta waxaa loo badalay badhe saab  wax ka qaylinya manu arag .

maka  qabyald ? su.asha dadweynaha  u dhafaya

 

 

wali hadaa reerkii xamarje kama hadal  waxaa dhacaya oo dhan. Hadii uu reer burco ahaan laha

Dhamaan qaylo ayaa ka yeedhi lahayd

reer burco waxaan ku wanin lahaa oon u sheegii lahaa

!islaa yaaba ,oo ilabax nimo muujiya .hana ka daba hadlina ragii odysha ahaa ee reer burco  ee

xaalka bixiyay ,ee wax gardka ahaa,

waxaa la iidin haysata geesiyal lixabyo lakiin  la ogayo goryo had bay noqtay.

Wanada ugu danbaysa hala idin tuhme Amuska ogada qabyalda  dhaafa.

 

Cabdiraxmaan Xasan