Garabada dhalinyarada , haweenka Iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga waddan waxay hambalyo u dirayaan xildhibaanada golaha baarlamaanka ah ee ku soo biiray xisbiga waddani

Filed under: Articles-Maqaallo |

Garabada dhalinyarada , haweenka Iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga waddan waxay hambalyo u dirayaan  xildhibaanada golaha baarlamaanka ah ee ku soo biiray xisbigawaddani  .

 

XISBIGA WADDANI

4/11/2013

Hambalyo iyo soo dhawayn

Garabada dhalinyarada , haweenka Iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga waddan waxay hambalyo u dirayaan  xildhibaanada golaha baarlamaanka ah ee ku soo biiray xisbigawaddani  .

Waxaanu leenahay ku soo dhawaada gacma furan iyo Bahwaynta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI waxaan rajaynaynaa in aad xisbiga aad ku soo kordhin doontaan taageero balaadhan oo hiil iyo hooba leh waan hubnaa in aad uga faaiidayn doontaan aqoontiina iyo waaya aragnimadiina xisbiga WADDANI wuxuu u arkaa ku biiridiina guul uu gaadhay waay intaasi oo xildhibaan oo midkiiba uu wato dhamaan dadkii uu matalayay ee soo doortay runtii xisbiga wax way ayay ku soo kordhinaysaa waxan u mahad naqaynaa gudoomiyaha xisbiga waddani oo isagu hormood ka ahaa ku soo dhawaynta xildhibaanandan soona dhaweeyay markay iyagu iskood u go,aan sadeen in xisbiga waddani yahay xisbiga kaliya ee ay ku aamin karaan masiirka dadkii soo doortay iyo masiirkooda siyaasadeed Dhaliyarada xisbiga mucaarid ka ah ee WADDANI

Waxaan bulshada Somaliland u cadaynaynaa in xisbiga waddani yahay xisbi lagu aamin karo masiirka umada soomaliland

Waxaan shacab ka leenahay WADDANI WUU TISQAADAYE ADNA TAAGEER !!

 

 

Dhalinyarada xisbiga mucaarid ka ah ee WADDANI