Halkan Ka Daawo: Eedaymo Iyo Dhaleecayn Uu Xisbiga Wadani Xafiiskiisa Burco Huwiyay Xukuumadda Siilaanyo .

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa dhaliilo xoogan huwiyay Dawaladda axmed Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye ,siyaasad xumadda iyo balanqaadyadda bugta ah ee ay dalka ku hugaaminayaan.

Masuuliyiinta Xisbiga wadani ee gobolka Togdheer ayaa banaanka soo dhigay waxqabad la’aanta iyo tacadiyadda ay bulshadda ku hayso Xukuumadda jirta gaar’ahaan gobolka Togdheer oo uu Siilaanyo ka soo jeedo,warkaasi oo dhamaystiran ka Daawo Halkan Hoose.

 

 

Burcomedia.com

Burco Office.