Halkan Ka Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Indhihiisa Ku Arkay Horumarka Ay Wakaaladda Burco Ku Talaabsatay Labadii Sano Ee U Danbeeyay..

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Md. Xuseen Maxamed Cabdile ayaa daboolka ka qaaday Waxqabadka aa,n mugdigu ku jirin ee ay ku talaabsatay Wakaaladda Biyaha Burco dhawrkii Sano ee u danbeeyay ,kaasi oo ay hormuud u ahaayeen masuuliyiinta joogta iyo shaqaalaha Wakaaladaasi.

Wasiirka oo magaalada Burco booqasho ku yimi ayaa kormeer ku gaalaa bixiyay qaybaha ay wakaaladu ka koobantahay ,gaar’ahaan Ceelasha magaalada waraabiya ,si uu xoga dheeriya uga helo .

Warkaasi oo dhamaystiran Ka Daawo Halkan.

 

 

Geesta Kale Xukuumadda Siilaanyo ayaa waxa qudha ee lagu xusuusto ee ay Burco ka qabatay tahay Horumarinta Wakaaladda Biyaha Burco ,oo dabooshay baahidii Biyaha magaalada B urco iyo waliba kor u qaadista dhaqaalaha Wakaaladda qaybaheeda kala gadisan.

 

Burcomedia.com

Burco Office.