Halkan Ka Daawo :Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Dhaliil U Jeediyay Badhasaabka Gobolka Togdheer.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Burco ayaa dhaliil xoogan ujeediyay Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi Xamarji. Xildhibaanaddan ayaa Badhasaabka ku eedeeyay in uu farogalin ku hayo hawlahooda shaqo isla markaana waxay Xukuumadda sare ujeediyeen in ay cabashadooda soo farogaliso sida ay hadalka u dhigeen.

Warkan oo dhamaystiran ka Daawo Halkan Hoose.

 

Burcomedia.com