HALKAN KA DAAWO:” HABDHAQANKII AYNU KA SOO CARARNAY ASTAAMIHIISII AYAA KA MUUQDA XUKUUMADAN KULMIYE” AFHAYEENKA WADANI EE UK

Filed under: Articles-Maqaallo |

Burco(BM)Afhayeenka Xisbiga Waddani UK Mudane Qaasim Saleebaan ayaa si kulul uga hadlay hadalhaynta xukuumada DOODA QARAN ee ay axsaabta siyaasadu ku baaqday iyo Arimo kale oo xiiso badan oo sharciyada Saxaafadu ka mid tahay. Dhegaysi haboon.

Warkaasi oo dhamaystiran ka daawo hoos.

 

 

Afhayeenka Xisbiga Waddani UK
Mudane Qasim A Saleebaan
kasslmn@aol.com
London