jawaab Kuso Socota Gudoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi By ibnu Cilmi Bushaale

Filed under: Articles-Maqaallo |

Marka hore dhamaan walaalaha muslimka ah meel kasta oo ay joogaan waan salaamya

waxaan ujeedka hadalkayga doonaya in aan ka horaysiiso nimcadii beryahan da aysan ee ALLE

noogu deeqay    oo aan leeyahay illaahayoo adaa mahad leh ee noo siyaadi

waxaan raba in aan halkan uga tacsideeeyo dhamaan dadki ku wax yeeloobay roobabkii duufaanka watay ee putland

ujeedka hadalkayga xalay waxaan ka daawaday gudomiyaha xisbiga talada haya ee kulmiye muuse biixi cabdi oo leh awood uma laha asxaabta mucaaradka  shirwayne qaran  awoodna waxa u leh madaxwayne siilaanyo layaab malaha arinkas kuwo isaga ka horeeyayba sidaas ayay lahaayeen lkn sharcigaa lagu kali bixi in kulmiye waxa uu rabo sharcigu siinaayo wixii kalana xaaran tahay waynu ogayn kulmiye in uu soo qabtay shirwayne qaran isaga iyo ucid berigii ay mucaaradka ahaayeen midhaa wax walba waxay xaaraantimoobeen markuu talada dalka qabsaday anigu taas waxaan u arkaa nidaam dictator cusub ah shacabkana maaha mid ay ka yeelayaan

kelmadaha uu  mj muuse xusay waxa ka mid ah dhanka nabad gelyada oo uu yidhi shacabka s/land dhanka nabad galyada mid ay ka war waraan maaha oo nabad in ay ku wada seexdaanbaanu ku dadaalnay xukuumada  kulmiye hadaanu nahay

waa arin layaab ku ahaatay dhamaan dadka s/land nabad gelyada uu sheegaya ma mid madaxda qaran ka iyo

siyaasiyiinta kulmiye  ka gaar ah baa ta uu sheegya waxa aynu ogayn in mj maxamed kaahin iyo xildh qabiiile si sharci darro ah loo rasaaseeyay xukuumaduna ay san waxba ka qaban madaxda kulmiye uu isagu hormuud ka yahyana keligood aysan mari karin hargisa ilaa ay askar ka xaystaan anigu taas nabad galyi buuxda uma arko ee waa cabsi arinkaas iyo hadalkiisa laba isleh maaha  waxa laga rabaa xukuumada wax qabad dhab ah raggga qal qalka ka wada ee dhanka nabad galyada ah muuse waxaan leeyahay aamusnaantaa laguu qaatay

 

cilmi308@hotmail.com