Olole Cusub Oo Ka Dhan Ah Miinooyinka Ka Qarxa Magaalada Burco Oo Si Toos Ah Uga Bilaamay Xaafadaha Magaaladaasi.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)Hay’adda Miino baadhista ee Halo Trust ayaa Olole balaadhan oo xaga Miinadda ah ka bilowday magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Ololahan ayaa ka danbeeyay ka dib markii ay cabashooyin xoogani ka yimaadeen qaraxyo Miino oo dhimasho iyo Dhaawac sababay oo bishan aynu ku jiro ka dhacay xaafadaha magaalada Burco ,warkaasi oo dhamaystiran ka Daawo Halkan.

 

 

Burcomedia.com

Burco Office.