Shirkadda Telesom Oo Burco Ka Hirgalisay Ilaacadda Quraanka Kariimka Ah Qaybteedii Labaad Ee Somaliland.

Filed under: Latest News |

Burco(BM)-Ilaacadadda Quraanka Kariimka ah ee dhawaan laga furay magaalada Hargeysa qaybteedii labaad ayaa laga hirgaliyay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer .
Ilaacadan oo ay maalgalisay Shirkadda Caalamiga ah ee Telesom oo ay gacansiinayso Wasaaradda warfaafinta Somalililand warkaasi oo dhamaystiran ka daawo Hoos.

 

Burcomedia,com

Burco Office.