Sida Dawlada Siilaanyo Ugu Tumato Xuquuqda Caruurta By Axmed Jaamac.

Filed under: Articles-Maqaallo |

Waa magacyada caruurta ka mid ah dadka dawlada siilaanyo xaqdarada ay jeelka mandheera ugu hayso iyadoon maxakabad la gay mudo ka badan 7billood cadaaladarada illaa caruurtii gaadhay maxay uga hadliwaayeen cisbiyada mucaaradku mise xuquuda caruurtu marhadaanay dawlada siilaayo aqoon sanayn iyaguna ma aqoonsana
1, cawil cabdilaahi cabdi  2aad sare
2, cabdisamad faysal axmed  1aad sare
3, maxamed cali rigan             1aad sare
4, Craxmaan cali faarax          1aad sare
5, Max.ed barud max,ed         1aad sare
6, Adan jamac max,ud            1aad sare
7, Axmed max,ed jamac         8aad dhexe
8, Max,ed adan jamac            7aad dhexe
9, Mustafe salax saleban       6aad dhexe
10, Adan axmed xasan            6aad dhexe
11, Csalan jamac max,ed        5aad dhexe
12, Faarax yasin barud

 

Axmed Jama

<salamanjama1@gmail.com