Xabada lagula kacay xildhibaanka xeelbeegsiga siyaasiga iyo xagjirka saxaafda labo kala xor ah

Filed under: Articles-Maqaallo |

sawirka sakariye jaylaani

Qormadan waxanu ku soo qadan doonaa dilalka qorshaysan ee ka dhacaya magaalada hargaisa iyo sababaha keenay maqaalkani waa mid xaqiiqada taabanaya oo aanu kaga hadli doono danaha ay ka leedahay xakuumadu dilalkan qorshaysam.

Waxa soo noqnoqnay mudooyinkii udanbeeye isku dayo dil oo lala beegsanay qaar kamida madaxda xusbiga xusbiyada iyo waliba xildhibaanio ka tirsan golah wakiilada Somaliland hadaba dilalkan la doonayo in lagu khaarajiyo qaar ka mida siyaasiyiinta magaca ku leh ayaa u eeg kuwo ay ka danbayso xukuumadu oo ay dabada ka riixayso taas oo ay tusaale inoogu noqonayso labdii masuul ee ugu danbeeye ee ladoonayey in lagu khaarajiyo taasi waxay noqonaysaa mid kabaxa san dhaqandii lagu yiqiinay  Somaliland waxana ay soo baxday mudooyinkii udanbeeye oo  dalkman uu galay aamaankiisu mugdi baahsan hadaba labada masuul ee  isku dayga di kabad baaday oo kale ah

  1.  xildhibaa maxamed faarax qabile
  2. Muj: maxamed kaahin axmed

Garanay xildhibaan maxamed faarax qabile oo uh mucaarad si wayn uga soo horjeeda xukuumada la ciirciiraysa musuqmaasaqa dhaca hantida umada ee wada isku dirka iyo qabyaalada abuurka  waxa la is yidhi yaanu umada idinku soo jeedine is dhaafiya laakiin waxaan wali cdayn dilka xukuumadu doonayo inay ifka ku dhaafiso mujaahid maxamed kaahin axmed oo ahaa gudoomiye ku xigeenka koowad ee xusbiga kulmiye wallow mudooyinkii udanbeeye uu xusbigu labo ukal jabay hadan waxa kaliya ee Somaliland ku faanto waxa kamida nabad galiyada iyo dimuqraadiyada taasi waxay noqonaysaa mid burburisa himiladii iyo rajadii la soo dhisayey mudadii 22ka sano ahayd ee Somaliland jirtay sidoo kale waxa halkaa ku burburay rajadii udanbaysay ee xukuumada siilaanyo ay ka qabeen dadwaynaha soamliland waana arimo keeni kara cawaaqib xumo iyo dhibaato waarta .