Xisbiyadda Mucaaridka Oo Ku Dhawaaqay Gudiga Qaban-qaabadda Shirweynaha Qaran Ee Madashu Ku Wareejisay.

Filed under: Latest News |

Hargeisa-(BM)-Labadda Xisbi mucaarid Ucid iyo Wadani ayaa maanta si toos ah usoo bandhigay Liiska xubnaha uga qaybgalaaya qabanqaabadda Shirweynaha Qaran ee ay sida wada jirka ah ugu dhawaaqeen axsaabta mucaaridku.
Liiska Magacyadda Gudigan qabanqaabada Shirka oo ay tiradoodu gaadhayso dhawr iyo Toban Xubnood ayaa kala ah sedan hoos ku Qoran.
Liiska Ucid.

1-Faadumo saciid Ibraahin
2-Xil.maxamed faarax qabile
3-Cabdinasir Yiisf Cirro
4-Axmed maxamed Diiriye
5-Adan cali Yoonis
6-Maxamed Mahdi Buubaa
 

Ucid2
Liiska Wadani.

1-Maxamed Cabdillaahi uurcade
2-Xasan Xuseen Codyare
3-Xil.Baar saciid
4-Maxamed Cismaan Fadal
5-Xil.Ibraahin Jaamac Rayte

Shirweynahan oo ay axsaabta Mucaaridka ku wareejiyeen Haldoorka Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa dhawaan gudigani ku dhawaaqi-doonaan goobta uu ka dhacaayo iyo waliba xiliga la qabanaayo.

Burcomedia.com

Head Office.