Daawo sawirada : Dawlada hoose ee dagmada burco oo wacdoro ka muujisay xuska maalinta 18 Ka may iyo xoghayaha dagmada burco oo horkayeye

Filed under: Latest News,Uncategorized |

Dawalada hoose ee dagmada burco ay si wayn uga dhex muuqatay maalinta 18 ka may oo ah maalintii lagu dhawaaqay goosin isu taaga jamuuriyada somaliand maalinatan ayaa ah maalin kuqaaliya jamuuriyada somaliland waxaana magaalada burco laga dhigay munaasiabd aan loo kala hadhin oo kul misay dhaaman haayadaha laaamaha kala duwan ee dawlada ururada bulshada iskulada sida gaarkaa loo leeyahavlcsnap-2014-05-18-11h26m35s61

S2710020

S2710022

S2710024

S2710026

hadaba dawlada hooose ee dagmada burco ayaa maanta dhaqdhaqaaq xoogan ka muujisay maalinta iyad oo uu maanta hawsha xuska maalinta qaranka jamuuriyada somaliland uu si wayn isug hawlay xoghaya dagmada burco oo ah masuulka kaliya ee sida wanagsan uga shaqaynaya masuuliyiinta dawlada hoose,
waxa uu xogahaya dagmada burco cismaan sh maxamed sh cismaan uu subaxnimadii hore hawlgasliyey dhamaan shaqaalaha dawlada hoose isagaoo ugu labisay calanka qaranka jamuuriyada somaliland ishaga oo horkacaya shaqaalihada wadalda hoose ayuu uhorkacay dhankaa iyo gagida diyaarada oo munaasiabdaasi ka dhacaysay
xoghaye cismaana maxamed sheekh cismaan oo dareen kiisa ka muujiyey maalintan ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa ” waa sadex iy
labaatan guuradii sadexaad ee ka soo wareegta maalintii magaaladan lagaga dhawaaqay gooni isutaaga jamuuriyada somaliland waxan hanbalyada farxada maalinta udirayaa dhamaan umada reer somalilaand gaar ahaan kuwa ku ku dhaqan galaaladan burco oo ah meeshii laga ga dhawaaqay maalintan qaran ee ah maalinta uu salka ku hayo jiritaanka somaliand waxaanan leeyahay ilaahay haynugu gaadhsiiyo sanadkan sanadka xiga bash bash iyo barwaaqo iyo bashbash ”

si kastaba ha ahaatee maanta ayaa oo ha maalin ku qaaliya qaran ka jamuuriyada somaliand ayaa gabi ahaan ba laga xusay somaliland

sakariye sha maxamed cabdi
(sakariye jaylaani)

burcomedia.com

burco office

Email:boqore1993@hotmail.com