Anigoo Ah Wariye Mahad Faarax ,waxaan halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Ugu Dirayaa Qoyskii ,Eheladii iyo Qarankii uu Ka Geeriyooday Dr: Cabdiqaadir X. Muuse (Muruq-liqe).

Filed under: Articles-Maqaallo |

Anigoo ah Wariye Mahad Faarax Cabdilaahi ,waxaan halkan Tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa Qoyskii ,Qaraabadii iyo Qarankii uu ka baxay Marxuum Dr: Cabdiqaadir X. Muuse (Muruqliqe) Agaasimihii Cusbitaalka Burco oo shalayto ku geeriyooday Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Waxaanan Marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii Jano Fardowsa ka waraabiyo ,Qoyskii iyo Qarankii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

AAAAAAAAMIN                            AAAAAAAAAAMIN                                    AAAAAAAAAAAAMIN

You must be logged in to post a comment Login