Gaadiidka Tigaha Burco Oo Cabasho Balaadhan Ka Muujiyey Tacadiyada Badheehdkaa Ee Lagu Hayo

Filed under: Latest News,Uncategorized |

Burco(BM) Iskaashatada Gaadiidiidka Yar Yar Ee loo yaqaano Bajaajta Ayaa Cabasho Ka Muujiyey Xadhig Iyo Tacadiyo Badan Oo Kaga Yimi Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Bilayska Gobalka Togdheer Oo Subaxnimadii Saaka Gabi AhaanbaTaxaabay Gaadiidkii Ay Ku Soo Shaqo Tageen Kuna Xareeyey Qaybta Bilayska

Burcomedia Office

Burco Somaliland