Masuuliyiintii Loo Dhiibtay Maamulka Dalka Iyo Dadka Xilkii Loo Dhiibay Ma Waxay Moodeen Awood Ay Dadka Dheeryihiin

Filed under: Articles-Maqaallo |

Layaaaab;;;;;;;;;;;;;;;;; layaab;;;;;;;;;;;;
qofka bilaa adamka ahi hadii aanu aqoon u lahayn waxaa uu qabanaayo waxa ay tahay dhibaato ad u wayn .
sideedaba waxaa wanaagsan markaad xil umada u qaadayso ama aad masuultahay waa in aad fahantaa marka hore waxan aad haysaa maxaa uu yahay waa in aad ka bixisaa (difnition) hadii kale waxad kala kul maystaa caqabada badan hadii xil laguu dooorto miyaad iskaga dhaqaaqaysaa mise waxaad raad raaac ku samaynaysaa waxan laguu dhiibay maxaa uu yahay se maxaa lagaga baahan yahay inaad samayso.oo aad eegto dhibta uu leeyahay ee saamayn karta bulshada markaa aad masuulka u tahay ama faa idada uu leeyahay ee bulshada wax u tari kara .
hadaba dhibaatada ina haysata waxay tahay masuulkasta oo xil loo doorto waxaa uu ka aamin sanyahay xilku in uu awoood dheerada ka helaayo se ma aaminsana in uu xilkani yahay masuuliyad aad u qaaday umada ilaahayna kaala xisaabtami doono .((tusaale kooban))
hadii aynu tusaale yar oo kooban soo qaadano waxaa kuugu filan in xilka ama
masuuliyada si khaladan loo aaminsanyahay golaheena deegaanka ee ay nu dooranay ayaa waxay xilkii u fahmeen i uu yahay shaadh ama hub loo adeegsado umada shacabka ah ee ay uhayaan xilka . waxaana xusid mudan in labada masuul ee u sareeya golaha deegaankeena ay maalin kasta ay xidhaan qof rayida oo aan waxba galabsan . taasin ay raad ku reebtay ama ay saamayn ku reebtay shacabkii bisha dhan bacadka u taagnaa .
hadaba waxan usheegaynaaa masuulkasta oo xil u qaaday umadiisa in aanu ahayn xilku wood se uu yahay masuuliyad gaar ah oo naftaada ka baxsan lagaalana xisaabtamidoono maalin aakhiro .
by: aqoonyahan deeq sama-doomn