wasarada arimaha gudaha somaliland oo aan warka hayn sharkado waraqo latagan dariiqyada hargaysa , maxay qabtaan???????.

Filed under: Articles-Maqaallo |

wasarada arimaha gudaha somaliland oo aan warka hayn sharkado waraqo latagan dariiqyada hargaysa , maxay qabtaan???????. waxay ahayd 9 09 2014 malin arbaca ah kadib markii labo hawenaya oo maraya badhtamaha suqa magalada hargaysa ay kula kulantay hawenay kale sida waraqo ay sheegtay inay shaqo sinayso sharkad ay ka qarisay waxaay qabato, hawenaydan ayaa waxay u qaybisay waraqo ay ku qorayeen waxaanu haynaa fursado shaqo uguna talo gashay dadka dhalin yarada ah ee bilaa camalka ah iyo waliba abal marino aysiin doonto dalxiis dibada ah oo loqadi donoiyo waliba lacag lasiindono, walowsan ku qorayn sharkada magaceeda iyo waxa ayka shaqayso intasi kadib waxa ku hoos taxanaa <6 >namber oo telesoma oo ay ku qorayeen fah fahinta laku xidhiidha midkamida hawenaydii ay u dhiibtay waraqahaasi oo sitoosa ulahadashay ayaa garacday ama wacday telka ugu sareyay waxana ka qabatay hawenaydii siis waraqahaasi,waxayna iswaydaar sadeen waxa ay qabato sharkadani oo ay way diisay hawenayda tasi oo ka war wareegtay inay sitoosa u ga war waregtay inay sheegto waxayna ka adkaysatay inay timado xafiista kadibna ay helidonto maclumaadka sharkada iyo waxay qabato, waxay hawenaydii sitoosa ugu sheegtay inay kala ibiyaan dadka waxayna ku celisay hadana ma dadka ayaa kala ibisaan ????waxay ku tidhi maya ee kalay anaa kugu imanaya suuqa ee waxaad ka helaysaa maclumadka xafiiska aan kulenay suuqa dhexdiisa oo aanu kaga war bixin dono waxa ay qabato sharkadu dadka kula hadalo waxaanu siino waraqahani , sacado kadib waxay hadana lahadlen midkaida lanbaradii kale ee ku yalay waraqa haasi oo ay kaga soo bexen hal nin waxanu ku dhahay hada ma kuu fah fahin karo waxa ay qabato sharkadu wana laylajooga ee markale ilaso hadal, sidaasi waxa yidhi ninkii kale ee aylahadashay labadasi hawenay ee lasiyay waraqahaasi , waxa markhaati madona inay masuul katay wasarada arimaha gudaha somaliland ogansha wadaanka somaliland, waxa qortay wariye xafsa cayni kana masuula warbixintan