Daawo Wafti Uu Hogaaminayo Badhasaabka Gobalka Togdheer Oo Kormeer Laba Cisho Ah Ku Tagay Todaba Dagmo Oo Ka Tirsan Gobalka Togdheer

Filed under: Latest News,Uncategorized |

Burco (BM) Daawo Wafti Balaadhan Oo Uu Horkacayo Badhasaabka Gobalka Togdheer Maxamed Muuse Diiiriye Oo Ay WahelinayaanTaliyaha Qaybta Bilayska Gobalka Togdheer Isuduwayaasha Gobalka Togdheer Haayadaha Dawligaa Iyo Kuwa Muxaligaa Ayaa Safar Labo Cisho Qaatay Ku Maray Todoba Dagmo Oo Ka TirsanDegmooyinka Laga Xukumo Gobalka Togdheer

Sakariye Sh Maxamed Cabdi (Jaylaani)
Burcomedia.com Burco Office