Mid mid ii weydii Su’aalaha

Filed under: Articles-Maqaallo |

waxa  aan  salaama-yaa  warbaahin-ta

madaxa  bannaan.

Mid mid  ii  weydii

Waa  keene  iyo  kordhiye.

Keene . waaryaa  kordhiye  saaxiib .

Madax – weynuhu  markuu  madaarka.

Ka soo  degey  ee  weriyuhu  damcay  inuu

Su ,aalo  weydiiyo . halkaa  ma  waxbaa  ka yara  dhacay.

Kordhiye. Waar  yaahe  saaxiib.

Wax  ku  dhaafayaa  ma  jiraan . haddaan

Kaaga  jawaabo  su,aashii  waa  haa  oo  waxa

Ka  dhacay markhaati-fur si  caddaana  u muuqatay.

Keene. Saaxiib  bal  ii  sii  kordhi  si  aan  u eego  inaynu

Isku  feker  nahay.

Kordhiye. Saaxiib  madax – weynuhu  wuxuu  caddeeyay.

Inuu  xanuun-sanayo  waayo  weriyuhu markuu  yidhi.

Laba  su,aalood  ayaan  ku  weydiinayaa .

Ee  uu  tii  hore  dhameeyay  ayuu  doonay  inuu

Tii  kale  raaciyo dabeetana  wuu  joojiyay  weriyihii.

Waxaanu  ku  yidhi  mid mid  ii  wey  dii  .

Hadda  wuxuba  waa  laba  su,aalood.

Taasi  waxay  caddaynay-saa  in  xasuusta  madax-weynuhu  aanay  fiicnayn.

 

Mahadna ( ALLAA ) iskale

Guuleed  liibaan  (caynabo )