Waan Ku Kalsoonahay Inay Dadkaygu Igu Garab Taaganyihiin Musharaxnimadayda Golaha Baarlamanka By: Barkhad Cabdi Shaybe

Filed under: Articles-Maqaallo |

Aniga Oo Ah Musharax Barkhad  Cabdi Shaybe Una Taagan Inaan Utar Tamo Doorashada Golaha Baalamanka Somaliland Waxan Halka Qof Mal Mihii Ugu Danbeeyey Wabsite Dada Maqaalo Ku Qor Qorayey Wax Kaga Sheegaya Musharax Nimadayda Kolay Anigu Ma ihi Qof Reer Reer Togdheer Iyo Reer Somaliland Maanta Baranayaan Waxan Ahay Qof Xushmad Iyo Karaamo Ku Dhex Leh Bulshada Reer Somaliland Waxan Waxaanan Ahay Shaqsi Muujiyey Hankiisa Iyo Himiladiisa Waxan Qabaa Inaan Wax Wayn Ka Badali Doono Bulshadayda Hadii Ay Idoortaan Kaligay Kama Sharaxni Reerka Oo Wax Jira Musharixiin Badan Oo Iyaguna Sharaxan Laakiin Waxan La Yaabay Qofka Magaciisa Qariyey Ee Iyadoo Musharixiin Badan Oo Reerka Ahi Ay Jiraan Kaligay  Igu Soo Hal Qabsaday Waxaas Waa Laga Wacanyahay Anigu Diyaar Baan U Ahay Inaan Tar Tamo Inaan Guuralstana Waan Rajaynayaa Dadkayguna Way Ijecel Yihiin Qofkasta Oo Isa Soo Sharaxan Kama Xumi Ee Waxan Diidanahay Qofka Is Cadayn La,a Ee Doonaya Qof Magac Iyo Sumcad Ku Dhex Leh Inuu Wax Ka Sheego Waxan Usheegayaa Qofka Waxyaabahaas Soo Qorayaa Inuu Bal Marka Hore Is Sheego Oo Uu Iska Daayo Maga Beentaa Iyo Emailka Beentaa Ee Uu Sheegnayo Iska Daayo Oo Uu Is Cadeeyo

Qofka Wax Ka Sheegaya Muwaadin Dadkiisu Jecel Yihiin Oo Diyaar Uyihiin Inay Doortaan Ee Magaca Beentaa La Baxaya Dee Cidi Dhagaysan Mayso

Aniga Reer Burco Way Iyaqaanan Waa La Ogyahay Inaana Ka Mid Ahay Dadka Si Dwayn Looga Tixgaliyo Gobalka Togdheer Iyo Gobalada Kale Ee Dalkaba Markaas

Waxan Ku Odhan Lahaa Nikaagaa Dhuumanayow Dhabarkaa Ku Muuqda .

Waan Salaamayaa Bulsha Waynta Reer Somaliland Gaar Ahaan Kuwa Reer Burco

 

 

Wabilaahi Tawfiiq

Barkhad Cabdi Shaybe

Burco    Somaliland