War-saxaafadeed:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xoghaye Cusub Magacaabay

Filed under: Latest News,News In English |

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID
Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Ref /UCID/060/2014 Date :-27/10/2014

Head Office

Somaliland,Hargeisa

Xil-magacaabis

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe marku arkay baahida loo qabo in la sameeyo Xoghayaha Xidhiidhka Golayaha Xisbiga UCID.

Waxay maanta oo aay taarikhdu tahay 27 /10/2014 u magacabay in uu noqdo Mudane. Ismacil Axmad Ismaciil Xoghayaha Xidhiidhka Golayasha Xisbiga UCID.

Sida awgeed waxaa la faraya dhamaan masuuliyintii xisbiga in ay u fududeyaan hawshisa sii fiicana ula shaqeeyaan masuulka hawsha loo igmaday.

ALLA MAHAD LEH

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng. Faysal Cali Waraabe

_________________________

You must be logged in to post a comment Login