Waxa lagaadhay wakhtigii aaynu xirsi ku odhan lahayn goodbye and thanks‏

Filed under: Articles-Maqaallo |
Salaan kabacdi waxaaynnu soo gaadhnay xiliggii aaynnu Xirsi xaaji cali ku odhaann lahaayn Goodbye byebye,illaa iyo maalintii aan dooranay dawladan uu hogaaminaayo Mujaahidd Madaxwayne Al Xaaji Axmed Maxamed Maxammuud siilanyo oo ah Nin aad looga ixtiraamo dalkeena somaliland gabbi ahhaan, waxa gacanyare u ahaa Mudane Wasiir Xirsi Xaaji cali,xirsi oo aan run ahaantii laga aqoon circle ka siyaasadda gobolka iyo ta somaliland ba ka hor xukummaddii kulmiye, ama aanu ahaayn Nin laga yaqaanno xaayndaabka Siyaasda somaliland iyo ta geeska toona, haddana iyadooy ahaaydd xilkii ugu horeeyey ee puplic_ga somaliland ama shacabka Reer somaliland u Qaabto Hadana Mudane Wasiir Xirsi Xaaji caali Waxa uu noqday Nin Muddo yar Magaciisa lagu barto isla markaasina Wasiirka Xukumadda Kulmiye ugu caansan ugu haalhaynta badan ugu powerfull san ama ugu awoodda badan goolaha waiisiiradda islamarkaasina ugu haddal haaynta badan ugu cadawgga badan, Mudaane Xirsi waxaad mooddaa amabba uu noqday Nin sheekhiyeey amaba Oxygine tii ka nuugaaay _dhammaan Wasiiraddii kale iyo kassii_daraan eh Madaxwaynahha qudhiisii haddii aan si kale u dhiggo waxaad mooddaa Muddane wasiir Xirsi Xaaji Cali inuu Xitaa Madaxwaynihii la soo doortay uu ka magac waynaaday dadbadanina aay ku naceen Madaxwaynahha laftiisa awoodaasi faraha_baddan ee wasiir xirsi uu Madaxwayne Axmed siiyaeey Xirsi,iyaadoo lawada ogsoonyahay Sharaftta aaynnu u haayno Madaxwaynaheena aaynu dooranay ee Axmed iyo taariikhdiisa waayn haddana dadbadan baa uqaadanwaa ku jiraa sababta uu xirsi oo siyaasda shallay soo galay uu uga magaca waynaaday Mujaahid Axmed oo siyaasada somaliland/Somalia ku soo jiray muddo ka badan 50 years,mudadaasi oo uu ka soo noqday dawladii military ga ee siyaad barre wasiirka ganacsiga dawladihii Alaa yaa raxmi Cabiraxmaan tuur wasiir iyo cigaal ba,Chairmankii ugu wakhtiga badnnaa SNM, waxa hadabba cajiiba muxuu Mudane wasiir Xirsi gaab ku mutaaystaay waxannoo magaca/ colaadd ah/ Amaan ah/ Miyuu ka aqoon badanyahay wasiirada kale,cajiib; waxaay illa tahay Mayya Golaha wasiirada xukumada kulmiye waxaa ku jiray raag ka magacwayn ka aqoonbadan ka kartibaddan ka magacwaaynaa Muddane Wasiir xirsi balse la eryaay oo imika banaanka naanaabaya waxa ka midd ahaa wasiiro badan oo aad wadagaranaysaan maanta dibada ka caaytamaaya ?Jaahwareerkii iyo u qaadan wagii uu wasiir xirsi ku ridaay wali u qaadan la, imikadan waxaa ku jira wasiiro Mudane wasiir xirsi ka aqoon badan ka waayo aragsan ka kartibadan ka Xilkasan, waxaa ka midda wasiirada caaqiibada leh, Wasiirka Macdanta iyo tamarta oo ah nin Well educated ah, wasiirka Duulista iyo hawadda waiirka ciyaaraha iyo sportska Sadexdaa wasiir ee H/jeclaba xirsi waay ka aqoon badanyihiin Aragtidaayda kana mutakkarsanyihiin,wasiirada kale ee xukuumada ku jirra ee wanagsan waxaa kamidda Wasiirka Caddaladda,haddaba waxaan soo jeedinlahaa walibba u soo jeedinlahaa reerka taladda haya kolay qabaaiill baaynu nahay ee H/jeclo inaay xirsi gaab nagga badalaan, bal aanu Madaxwaynaha ogolaannee H/jeclooy Xirsi nagga baddala ileen waa inagu magac xummo Laba madaxwayne oo is barbar yaaca oonaan waliba midkan khtaarta ah ee fircoon gaab dee aanaan dooran eh, haddaad H/jeclooy fircoon si degdega aaydaan u baddalin somaliland meelxunn baay ku socottaa taariikhda H/xabuusheedna ama H/jeclo Fircoon xirsi Xaaji cali Meel aanay ka soo waaqsan sadexda kun ee sano ee soo socdda ayuu galin doonaa oo aad u xun, markkale iyo kamma danbaayn Waxaan Nimankaasi aanu tolka nahay ee gobta ah ee H/ xabuush oo dhan kula talinayaa Gaar_aadag xitaa ku noqdoo fircoon dalka ka qabta,deg deg..Its time to say to Mudane fircoon xaaji Cali Goodbye and good luck
Wabilaahi Tawfiiq
Jaamac Kaahin
Jaamac Qurbaawi
London UK
Email:Jaamackaahin@yahoo.co.uk