Ardaydii ka baxday Dugsiga sare ee Nuuradiin oo ku Guuleysatay Tiradii ugu badnayd Ardaydii loo qaatey Kulliyadda Caafimaadka Jaamacadda Hargeysa

Filed under: Community,Latest News,News In English |

Hargeisa-(BM)-Dusiga sare ee Nuuradiin ayaa guul ballaadhan ka soo hooyay imtixaan ay qaaday Jaamacadda Hargeysa , kaas oo ay ka qayb-galeen 500 oo Arday oo sanadkan u fadhiisatay inay ku biiraan Jaamacadda Hargeysa, isla markaana 500 boqol ee arday waxaa la doonayey 46-ka ugu sareeya in loo qaato Kulliyadda Caafimaadka, iyadoo imtixaanka ay ka qayb galeen arday ka soo kala baxday 13 dugsi oo ka mid ah kuwa Gaarka loo leeyahay.

6

imtixaankan oo ay qaaday Jaamacadda Hargeysa loogana dan lahaa in lagu ogaado heerka aqooneed ee ay ardayda isu diiwaan-gelinsay sanadkan Jaamacadda Hargeysa u leeyihiin inay u gudbaan heer-jaamacadeed hadana waxay ujeeda ka dambeysaa -ahayd inay Jaamacaddu Kulliyadda Caafimaadka u xulato 46-ka arday ee ugu dhibcaha sareeya dhamaan 500 taa boqol ee arday waxaanay 19 kamid ahi noqdeen ardaydii ka soo baxday sanadkan Schoolka NURADIN oo horeyba loo sii saadaalinayey inuu qaadan doono dhibcaba ugu sareeya natiijada Imtixaakaasi

NURADIN Schools waxay dadku ku barteen inay qaybihiisa kala duwani soo saaraan hadba ardayda ugu dhibcaha saraysa Somaliland oo dhan tan iyo 5- tii sano ee ugu dambeysayba. NURADIN Schools Oo markiisii hore ku bilaabmay luuqadda Ingiriisiga oo kaliya waxa uu isku badalay Heer uu maanta Somaliland oo dhan hogaaminayo Dugsiyadii sare iyada oo la xasuusan yahay Imtixiaa-naadkii laga qaaday Ardayda Dugsiyada sare ee Somaliya oo dhan iyo Somaliland-ba sanadkii hore magaalada Addis Ababa inay ardayda NURADIN ahaayeen kuwii laga yaabay ee qaatay kaalimihii ugu sareeyey Somalida oo dhan.

Hadaba waxaanu halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa School-ladii ay ka soo kala bexeen Ardaydaasi 500 haa ee laga xulannayey 46-ka Caafimaadka loo qaadanayey waxaanay kala ahaayeen sidan hoos ku qoran.

1

6

7

14

15
N Name of Student Roll# School File# Status

1 Abdiasiis Mahdi Ahmed 2410304 Abu hureira 2610 Admitted to Medicine

2 Abdikhaliq Husein Abdilahi 2171421 Noradin 1972 Admitted to Medicine

3 Idiris Mohamed Abdi Arab 2123516 26-Jun 1515 Admitted to Medicine

4 Ridwaan Abdi Dahir 2171592 Noradin 2604 Admitted to Medicine

5 Abdinasir Abdiwahab Husein 2171427 Noradin 1869 Admitted to Medicine

6 Salma Aden Abdi 2470344 Futrue 1560 Admitted to Medicine

7 Ahmed Hassan Ibrahim 2132055 Ilays 1660 Admitted to Medicine

8 Ahmed Mohamed Mouse Awale 2171472 Noradin 1934 Admitted to Medicine

9 Abdikarim Ali Osman 2313577 M A Ali 2681 Admitted to Medicine

10 Ahmed Ibrahim Osman 3220714 Sos 1771 Admitted to Medicine

11 Suhayb Abdirahman Gahayer 2171606 Noradin 2895 Admitted to Medicine

12 Hamze Omar Ali 2171506 Noradin 1873 Admitted to Medicine

13 Abdirahman Ali Mohamoud 2171439 Nouradin 2080 Admitted to Medicine

14 Munir Husein Aden 232104 Ilays 2009 Admitted to Medicine

15 Abdikarim Ahmed Aden 3220802 SOS 2326 Admitted to Medicine

16 Abdirahman Mohamed Ahmed 2171443 Nouradin 2073 Admitted to Medicine

17 Abdishakur Khadar Digaale 2410340 Abu.Hureira 2772 Admitted to Medicine

18 C\laahi C\rashid Aynashe 4141072 SH/Ibrahim 2352 Admitted to Medicine

19 Abdihakim Dahir aw Aden 2171413 Noradin 1810 Admitted to Medicine

20 Samira Mohamed Ismail 2380166 Nouradin 2444 Admitted to Medicine

21 Mohamoud Mohamed Nour Mohamed 3220838 SOS 2490 Admitted to Medicine

22 Mustafe Aidid Roble Hujale 3220845 SOS 2697 Admitted to Medicine

23 Mukhtar Abdirahman Mohamoud 2313832 M A Ali 2361 Admitted to Medicine

24 Abdiqani Abdilahi Ibrahim 3220707 SOS 2427 Admitted to Medicine

25 Ahmed Mohamed Osman 20815 SOS 2770 Admitted to Medicine

26 Warda Abdilahi Ali 2380177 Noradin 2062 Admitted to Medicine

27 Abdinour Ahmed Hassan 2470305 Future 2152 Admitted to Medicine

28 Abdirasak Yasin Faarah 2171461 Dayib Guray 1966 Admitted to Medicine

29 Khadra Mohamed Hassan 2380109 Nouradin 2209 Admitted to Medicine

30 Umulkhayr Hassan Mohamed 2150765 Sunshine 2463 Admitted to Medicine

31 Khalid Mohamoud Ahmed 2213931 SH Ibrahim 2557 Admitted to Medicine

32 Yasin Hassan sh Ali 2513708 T/Ade 2000 Admitted to Medicine

33 Abdihakim Mohamoud Mohamed 2114521 Farah Omar 2141 Admitted to Medicine

34 Khalid Ismail Abdi 2171526 Noradin 1668 Admitted to Medicine

35 Husein Ibrahim Abdi 3220842 Sos 1731 Admitted to Medicine

36 Eid Hassan Abdi 2490054 Salaama 2653 Admitted to Medicine

37 Saed Abdi Mohamed 2124003 26-Jun 2736 Admitted to Medicine

38 Yusur IsmailMohamed 2180922 Birtish 2801 Admitted to Medicine

39 Abdirahman Mohamed Shaqale 2171445 Nouradin 2207 Admitted to Medicine

40 Abdirahman Ismail Hassan 2410327 Abu hureira 2227 Admitted to Medicine

41 Zakaria Harir Omar 2171603 Nouradin 2243 Admitted to Medicine

42 Muhiyadin Mohamed Rageh 2171574 Nouradin 2370 Admitted to Medicine

43 Essa Sulaeim Bile 475 SOS 2889 Admitted to Medicine

44 Hassan Abdi Madar Elmi 2410378 Abu hureira 1596 Admitted to Medicine

45 Guleid Mohamed Ali 2171498 Nouradin 2208 Admitted to Medicine

You must be logged in to post a comment Login