Tacsi Tiiraanyo leh

Filed under: Articles-Maqaallo |

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan Reer Goodir iyo QOYSASKII qarabadii uu ka baxay marxuun Mahamed Aden Ali Goodir Oo ahaa halyay oday dhaqmeed u soo halgamay wadanka aynu manta nabadiisa Hadhsanayno

 

 

UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh

 

Hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga Kulmiye waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan DhamaaN Shacbiga Somaliland iyaga oo  uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Mahamed Aden Ali Goodir Kaas oo Shalay Galinkii Danbe Ku Geeriyoodey Gurigiisa oo Ku Yaala Caasimada labaad ee burco somaliland  

 

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan Reer Goodir oo dhan iyo QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII uu marxuumku ka baxayba

 

 

Aamiin                                                                            Aamiin                                                                     Aamiin

Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye Gobalka  Nashville Tennessee

Ali Himbir
Nashville,Tn