HANBALYO MEHER WACAN BOQORKA IYO BOQORADA XIDIGA IYO XIDIGADA

Filed under: Articles-Maqaallo |

hanbalyo hanbalyo meher wacan waxaan halkan hanbalyo aan lasoo koobi karin halkan uga dirayaa walalkayga qaligaa khadar cabdi xaaji iyo dumaashidayda qaligaa istaahil saleebaan aaden oo meherkoodu ka dhacay magalda hargaysaa waxanan leeyahay aqalgalkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado aamiin aamiin