Munaasibad Si Heer Saraa Loo Soo Agaasimey Isla Markaana Lagu Shaacinayey Musharaxnimada Maxamed Siciid Xasan Showr Aya Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Hotel Deero Ee Magalada Burco

Filed under: Articles-Maqaallo,Latest News |

(BM)Burco muna sibadan oo lagu shaacinayey musharaxa maxamed siciid xasan showr munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen saladiin cuqal wax garad dhalin yaro haween iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan  munaasibadani ayaa ahayd mid kulmisay dadweyne aad u tiro badan waxan halkaasi hadalo ka soo jeediyey masuuliyin faro badan oo ku had layey afka beesha uu kasoo jeedo maxamed sicid xasan showr  waxana ugu horeyntiiba halkaasi gudoomiyaha gudida beesha aadan madoobe mudane maxamed mursal warsame  waxaanu yidhi,,22221

Dhamaan waxaan salaamayaa dhamaan marti sharafta iyo odayaal dhaqameedka waxaanan idin ku salamayaa salaam ta is laam ka in taa kadib waxaan ugud bayaa hadii aanu nahay gudida waxgaradka rag iyo dumar inaanu isku raacney maxamed siciid xasan in uu noomatalo galaha wakiilada waxaan intaa udhafayaa beesha adan madoobe arintaasi waxay tahay haday tahay qurbo jog iyo dabad joogba dhalin yaro odayaal iyodumarba arin taa waaa laysku raacay ,

Sidookale iyana waxa halkaasi kahad lay masuliyiin aad utiro badan oo dhamaan ba isugu soo biyo shubtay taageridda musharaxa maxamed siciid xasan showrsheegayna inay garab taagan yihiin markaste,

 

Gabo gabadii waxa munasibadan  soo afmeeray musharax maxamed siciid xasan showr oo halkaasi ka akhriyey qudbad dhinacyo badan  ka koob sanayd isagoo sheegayn inuu u taagan yahay mushaxnimada golah  wakiilada slland kana sharaxan yahay xisbiga kulmiye ayaa waxa uu yidhi,

Waxaan umaha naqayaa beesha adaan madoobe iyo beelaha kale ee kasooqayb galey munaasibada aynu halkan kuqabaneyno iyo dhamaanba dadka kasocda gobolka togdheer ee hada jooga oo dhamaan toodba aad ugu mahad naqoyo sida fiican ee ay isoo dhaweyeen intaa kadib waxaan idin leeyahahadaad iga soo dhex saarteen rag badan oo ilmaderadiina oo aad xika ii dhibateen ana waxaan balan qadayaa xusbi dhexdii qaran dhexdii beesha dhexdeeda inaanan keenin wax ceeba ama aanan usoojidin beesha taasina waa balan aan idiin qaaday waxaanan kaloo balan qadayaa inaan wax uqabto dhalin yarada oo siweyn iigu weyn aniga wax na waan uqab doonaa taasina waa balan, Ayuu yidhi,

Aa sikastaba ha ahatee munaasibadan ayaa ku soo gaba gaboyday jow nabadeed,

Sharmarke cismaan axmed {oday}

Burcomedia.com

burco office